2 Korintos 7:1 ~ ﻛﻮﺭﻧﺜﻮﺱ ﺍﻟﺜﺎﻧﻴﺔ 7:1

picture

H addaba, gacaliyayaalow, innagoo ballamadan haysanna, aan iska safayno nijaas kasta oo jidhka iyo ruuxa ku jirta, innagoo quduusnimada kaamilayna oo Ilaah ka cabsanayna. Welweliddii Iyo Dhiirrigelintii


أيُّها الأحِبّاءُ، هَذِهِ الوُعُودُ لَنا. فَلنُطَهِّرْ نُفُوسَنا مِنْ كُلِّ ما يُلَوِّثُ الجَسَدَ وَالرُّوحَ، مُتَمِّمِينَ قَداسَتَنا إكراماً للهِ. فَرَحُ بُولُس

Continue reading Report error