2 Korintos 6:4 ~ 2 до коринтян 6:4

picture

L aakiin sida midiidinyada Ilaah ayaannu wax walba isugu caddaynaynaa dulqaadasho badan, annagoo ku dhex jirna dhibaatooyin, iyo baahi, iyo cidhiidhiyo,


а в усьому себе виявляємо, як служителів Божих, у великім терпінні, у скорботах, у бідах, у тіснотах,

Continue reading Report error