2 Korintos 6:2 ~ 2 Corinthians 6:2

picture

w aayo, wuxuu leeyahay, Wakhti la aqbalay ayaan ku dhegaystay, Oo maalintii badbaadintana ayaan ku caawiyey. Bal eeg, hadda waa wakhtigii la aqbalay; bal eeg, hadda waa maalintii badbaadinta.


(for he says, I have listened to thee in an accepted time, and I have helped thee in a day of salvation: behold, now well-accepted time; behold, now day of salvation:)

Continue reading Report error