2 Korintos 6:16 ~ 2 Corinzi 6:16

picture

M acbudka Ilaah sidee buu ula mid yahay sanamyada? Waayo, innagu waxaynu nahay macbudka Ilaaha nool, siduu Ilaah yidhi, Iyaga waan dhex joogi doonaa, waanan dhex socon doonaa, Ilaahoodaan ahaan doonaa, oo iyaguna dadkaygay ahaan doonaan.


E che armonia c’è fra il tempio di Dio e gli idoli? Noi siamo infatti il tempio del Dio vivente, come disse Dio: « Abiterò e camminerò in mezzo a loro, sarò il loro Dio ed essi saranno il mio popolo.

Continue reading Report error