2 Korintos 13:7 ~ 2 Коринтяни 13:7

picture

H adda waxaannu Ilaah ka baryaynaa inaydnaan wax shar ah samayn, mana aha inaannu annagu u muuqanno sidii kuwo loo bogay, laakiinse waa inaad idinku samaysaan waxa wanaagsan, in kastoo aannu nahay sidii kuwo aan loo bogin.


и моля Бога да не сторите никакво зло,

Continue reading Report error