O o isagu wuxuu igu yidhi, Nimcadaydu way kugu filan tahay; maxaa yeelay, xooggaygu wuu ku dhan yahay itaaldarrada. Sidaa aawadeed anigoo faraxsan ayaan ku faanayaa itaaldarrooyinkayga in xoogga Masiixu igu soo dego.
І сказав Він мені: Досить тобі Моєї благодаті, бо сила Моя здійснюється в немочі. Отож, краще я буду хвалитись своїми немочами, щоб сила Христова вселилася в мене.
Continue reading Report error