2 Korintos 12:21 ~ 2 Corinthians 12:21

picture

w aaba intaasoo kolkaan mar kale imaado uu Ilaahay hortiinna igu hoosaysiiyaa, oo aan u baroortaa kuwo badan oo hadda ka hor dembaabay, oo aan ka toobadkeenin wasakhnimadii iyo sinadii iyo nejisnimadii ay faleen.


I am afraid that when I come again my God may humiliate me before you, and I may mourn over many of those who have sinned in the past and not repented of the impurity, immorality and sensuality which they have practiced.

Continue reading Report error