2 Korintos 12:20 ~ 2 Corintieni 12:20

picture

W aayo, waxaan ka cabsanayaa in, kolkaan imaado, aan idinka waayo sidaan doonayo inaad ahaataan, idinna aad iga weydaan sidaad doonaysaan inaan ahaado, waaba intaasoo ay jiraan dirir, iyo masayr, iyo xanaaq, iyo iskala qaybqaybin, iyo cay, iyo xan, iyo qabweynaan, iyo rabshooyin;


Mă tem că, atunci când voi veni, nu vă voi găsi aşa cum aş vrea să fiţi şi nici voi nu mă veţi găsi aşa cum vreţi. Mi-e teamă că ar putea fi ceartă, invidie, mânii, ambiţii egoiste, calomnii, bârfe, îngâmfări, tulburări.

Continue reading Report error