2 Korintos 11:23 ~ 2 Коринтяни 11:23

picture

I yagu ma Masiix bay u adeegaan? Si ka sii badan ayaan ugu adeegaa. Sidii qof waalan ayaan u hadlayaa. Waan ka hawlo badnaa, waanan ka xabsi badnaa, karbaashyo tirola'aan ahna waa laygu dhuftay, marar badanna dhimashaan ku dhowaaday.


Христови служители ли са? (В безумие говоря.) Аз още повече. Бил съм в повече трудове, още повече в тъмници, в безброй бичувания, много пъти и на смърт.

Continue reading Report error