2 Korintos 1:9 ~ 2 Коринтяни 1:9

picture

L aakiin annaga qudhayadu waxaannu naftayada ku haysannay xukunka dhimashada, inaannan naftayada isku hallayn, laakiin inaannu Ilaah isku hallayno kan sara kiciya kuwii dhintay.


даже ние сами счетохме, че бяхме приели смъртна присъда в себе си,

Continue reading Report error