1 Korintos 9:27 ~ 1 Corinthians 9:27

picture

L aakiin jidhkaygaan dhibaa oo addoon ka dhigaa si markaan qaar kale injiilka ku wacdiyo aan qudhayda lay diidin.


But I keep under my body, and bring it into subjection: lest that by any means, when I have preached to others, I myself should be a castaway.

Continue reading Report error