1 Korintos 7:34 ~ 歌 林 多 前 書 7:34

picture

A fada iyo bikraddu waa kala duwan yihiin. Tii aan la qabinu waxay u welweshaa waxyaalaha Rabbiga si ay quduus uga ahaato xagga jidhka iyo xagga ruuxa. Tii guursatay waxay u welweshaa waxyaalaha dunida si ay ninkeeda uga farxiso.


妇 人 和 处 女 也 有 分 别 。 没 有 出 嫁 的 , 是 为 主 的 事 ? 虑 , 要 身 体 、 灵 魂 都 圣 洁 ; 已 经 出 嫁 的 , 是 为 世 上 的 事 ? 虑 , 想 怎 样 叫 丈 夫 喜 悦 。

Continue reading Report error