1 Korintos 13:2 ~ 1-е Коринфянам 13:2

picture

O o haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.


Если имею пророчества, и знаю все тайны, и имею всякое познание и всю веру, так что и горы переставлять, а не имею любви, --то я ничто.

Continue reading Report error