1 Korintos 13:12 ~ 1 Corinthians 13:12

picture

H aatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.


for we see now through a mirror obscurely, and then face to face; now I know in part, and then I shall fully know, as also I was known;

Continue reading Report error