1 Korintos 10:31 ~ 1-е Коринфянам 10:31

picture

H addaba haddaad wax cuntaan, ama wax cabtaan, ama wax kastaad samaysaan, dhammaan u wada sameeya Ilaah ammaantiisa.


Итак, едите ли, пьете ли, или иное что делаете, все делайте в славу Божию.

Continue reading Report error