Rooma 7:3 ~ Римляни 7:3

picture

S idaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto.


И тъй, ако при живота на мъжа си тя се омъжи за друг мъж, става блудница; но ако умре мъжът й, свободна е от тоя закон, и не става блудница, ако се омъжи за друг мъж.

Continue reading Report error