L aakiin haddii xaqnimola'aanteennu muujiso xaqnimada Ilaah, maxaynu odhan doonnaa? Ma xaq daranyahay Ilaaha cadhada soo dejiyaa? (Sida dad baan u hadlayaa.)
But if our unrighteousness thus establishes and exhibits the righteousness of God, what shall we say? That God is unjust and wrong to inflict His wrath upon us ? I speak in a human way.
Continue reading Report error