Rooma 11:1 ~ Romans 11:1

picture

D e waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah.


¶ I say then, Has God cast away his people? No, in no wise. For I also am an Israelite, of the seed of Abraham, of the tribe of Benjamin.

Continue reading Report error