D adkii maqlay oo dhammuna waa yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Kanu sow ma aha kii Yeruusaalem ku layn jiray kuwa magacaas ugu yeedhi jiray? Oo sababtaas ayuu halkan u yimid inuu iyagoo xidhxidhan hor keeno wadaaddada sare.
Все, кто его слышал, удивлялись и говорили: – Разве не он истреблял в Иерусалиме призывающих это Имя и разве он не пришел сюда, чтобы арестовывать их и вести к первосвященникам?
Continue reading Report error