Falimaha Rasuullada 9:15 ~ Деяния 9:15

picture

L aakiin Rabbigu wuxuu ku yidhi, Soco, maxaa yeelay, wuxuu ii yahay weel aan doortay inuu magacayga hor geeyo dadka aan Yuhuudda ahayn iyo boqorrada iyo reer binu Israa'iil;


А Господ му каза: Иди, защото той Ми е съд, избран да разгласява Моето име пред народи и царе и пред израелтяните;

Continue reading Report error