Falimaha Rasuullada 5:9 ~ 使 徒 行 傳 5:9

picture

L aakiin Butros baa ku yidhi, Sidee baad ugu heshiiseen inaad Ruuxa Rabbiga jirrabtaan? Bal eeg, kuwii ninkaaga soo aasay cagahoodii albaabka agtiisay ka soo sanqadhayaane. Adigana way ku qaadi doonaan.


彼 得 說 : 你 們 為 甚 麼 同 心 試 探 主 的 靈 呢 ? 埋 葬 你 丈 夫 之 人 的 腳 已 到 門 口 , 他 們 也 要 把 你 抬 出 去 。

Continue reading Report error