Falimaha Rasuullada 5:16 ~ Hechos 5:16

picture

O o waxaa kaloo ku soo ururay dad badan oo ka yimid magaalooyinkii Yeruusaalem ku wareegsanaa, iyagoo wada dad buka iyo kuwo jinniyo wasakh lahu derdereen; oo kulligood waa la wada bogsiiyey. Butros Iyo Yooxanaa Ayaa Mar Labaad Shirka La Hor Keenay


Y aun de las ciudades vecinas concurría multitud a Jerusalén, trayendo enfermos y atormentados de espíritus inmundos; los cuales todos eran curados.

Continue reading Report error