Falimaha Rasuullada 4:27 ~ Деяния 4:27

picture

w aayo, waxaa run ah in magaaladan gudaheeda Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ay la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo dadka reer binu Israa'iil iyagoo ka gees ah Ciise Midiidinkaaga quduuska ah, oo aad subagtay, ay isu urursadeen,


Ведь действительно объединились в этом городе Ирод и Понтий Пилат с язычниками и с народом Израиля против Твоего святого Слуги Иисуса, Которого Ты помазал.

Continue reading Report error