W axay noqon doontaa in naf kastoo aan nebigaas dhegaysan dadka laga dhex saari doono oo la baabbi'in doono.
Y será, que cualquiera alma que no oyere á aquel profeta, será desarraigada del pueblo.