Falimaha Rasuullada 3:16 ~ Деяния 3:16

picture

M agiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan.


Имя Его укрепило этого человека, которого вы видите и знаете, и вера, которая от Него, исцелила его у вас на глазах.

Continue reading Report error