Falimaha Rasuullada 3:12 ~ Дії 3:12

picture

M arkuu Butros dadkii arkay ayuu u jawaabay oo ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, Maxaad waxan ula yaabsan tihiin, ama maxaad sidaas noogu fiirinaysaan sidii annagoo xooggayaga ama cibaadadayada ku socodsiinnay isaga?


І, побачивши це, промовив Петро до народу: Мужі ізраїльські! Чого ви дивуєтесь цим, та чого ви на нас позираєте так, ніби те, що він ходить, ми зробили своєю силою чи благочестям?

Continue reading Report error