Falimaha Rasuullada 28:21 ~ 使 徒 行 傳 28:21

picture

O o iyana waxay isagii ku yidhaahdeen, Annagu wax warqadaa oo adiga kugu saabsan Yahuudiya kama aannu helin, oo walaalihii midkoodna xaggaas kama iman, noomana soo sheegin ama kaama soo warramin xumaato.


他 们 说 : 我 们 并 没 有 接 着 从 犹 太 来 论 你 的 信 , 也 没 有 弟 兄 到 这 里 来 报 给 我 们 说 你 有 甚 麽 不 好 处 。

Continue reading Report error