M arkaasay barroosinnadii badda ku xooreen oo badda ku sii daayeen, oo isla markaasba waxay fureen xadhkihii shukaanaha ku xidhnaa, oo intay shiraaqii dabaysha u sii daayeen, ayay xeebta ku hagaageen.
Au tăiat ancorele, ca să le sloboadă în mare, şi au slăbit în acelaş timp funiile cîrmelor; apoi au ridicat ventrila cea mică după suflarea vîntului, şi s'au îndreptat spre mal.
Continue reading Report error