Falimaha Rasuullada 27:20 ~ Acts 27:20

picture

O o markii intii maalmo badan ah ayan qorraxdii iyo xiddigihii toona ifin, oo duufaan aan yaraynuna uu nagu dhacayay, ayaa rajadii aannu badbaado ku rajaynaynay oo dhan nalaga qaaday.


Since neither sun nor stars appeared for many days, and no small storm was assailing us, from then on all hope of our being saved was gradually abandoned.

Continue reading Report error