Falimaha Rasuullada 26:29 ~ ﺍﻋﻤﺎﻝ ﺍﻟﺮﺳﻞ 26:29

picture

K olkaasaa Bawlos wuxuu yidhi, Waxaan Ilaah ka dooni lahaa in, haddii ay tahay wax yar iyo haddii ay tahay wax badan, ayan ahayn adiga oo keliya, laakiin in, inta maanta i maqlaysaa oo dhammu, ay wada noqdaan sida aan ahay oo kale, silsiladahan mooyaane.


فَأجابَ بُولُسُ: «سَواءٌ أفِي مُدَّةٍ قَصِيرَةٍ أمْ طَوِيلَةٍ، فَإنِّي أُصَلِّي أنْ تُصبِحَ مِثلِي. لا أنتَ فَقَطْ، بَلْ كُلُّ الَّذِينَ يَستَمِعُونَ إلَيَّ اليَومَ. أُصَلِّي أنْ تُصبِحُوا مِثلِي فِي كُلِّ شَيءٍ ما عَدا هَذِهِ السَّلاسِلِ.»

Continue reading Report error