Falimaha Rasuullada 25:9 ~ ﺍﻋﻤﺎﻝ ﺍﻟﺮﺳﻞ 25:9

picture

L aakiin Feestos isagoo doonaya inuu Yuhuudda kaga farxiyo, ayuu wuxuu ku jawaabay oo Bawlos ku yidhi, Ma doonaysaa inaad Yeruusaalem tagto oo waxyaalahan halkaas hortayda lagugu xukumo?


لَكِنَّ فِستُوسَ أرادَ أنْ يُرضِيَ اليَهودَ، فَقالَ لِبُولُسَ: «أتُرِيدُ أنْ تَذهَبَ إلَى القدسِ لِتُحاكَمَ عَلَى هَذِهِ التُّهَمِ هُناكَ أمامِي؟»

Continue reading Report error