M arkaasaa Feestos wuxuu yidhi, Boqor Agribba iyo ragga kale oo halkan nala jooga oo dhammow, waxaad arkaysaan ninkan Yuhuudda badan oo dhammu ay iiga soo cabteen Yeruusaalem iyo halkanba, iyagoo ku qaylinaya, Waajib ma aha in ninkanu sii noolaado.
ثُمَّ قالَ فِستُوسُ: «أيُّها المَلِكُ أغرِيباسُ، وَيا كُلَّ الحاضِرِينَ مَعَنا، أنتُمْ تَرَونَ هَذا الرَّجُلَ. لَقَدْ قَدَّمَ إلَيَّ كُلُّ اليَهُودِ فِي القُدسِ وَهُنا أيضاً طَلَباً بِشَأْنِهِ. وَهُمْ يَصرُخُونَ وَيَقولونَ إنَّهُ يَنبَغِي أنْ يَمُوتَ.
Continue reading Report error