I yagii waxaan ugu jawaabay oo ku idhi, Ma aha caadada reer Rooma in ninna xukumaad loo dhiibo intaan mudduciyaasha layska hor keenin muddacalayga oo la siin fursad uu isaga daafaco xaalka lagu ashtakeeyey.
فَقُلتُ لَهُمْ إنَّهُ لَيسَ مِنْ عادَةِ الرُّومانِ أنْ يُسَلِّمُوا شَخْصاً قَبلَ أنْ تَتِمَّ المُواجَهَةُ بَينَ المُشتَكَى عَلَيهِ وَالمُشتَكينَ. وَيَنبَغِي أنْ يُعطَى المُشتَكَى عَلَيهِ فُرصَةً لِلدِّفاعِ عَنْ نَفسِهِ ضِدَّ التُّهمَةِ المُوَجَّهَةِ إلَيهِ.
Continue reading Report error