Falimaha Rasuullada 23:14 ~ Дії 23:14

picture

M arkaasay u yimaadeen wadaaddadii sare iyo waayeelladii, oo waxay ku yidhaahdeen, Nidar weyn ayaannu wada galnay, oo waxaannu isku dhaarsannay inaannan waxba dhadhamin ilaa aannu Bawlos dilno.


І вони приступили до первосвящеників та старших і сказали: Ми клятву склали нічого не їсти, аж поки заб'ємо Павла!

Continue reading Report error