Falimaha Rasuullada 23:10 ~ ﺍﻋﻤﺎﻝ ﺍﻟﺮﺳﻞ 23:10

picture

O o markii muran weyni dhacay, ayaa sirkaalkii sare wuxuu ka cabsaday inay Bawlos kala jeexjeexaan, markaasuu askartii ku amray inay hoos tagaan oo xoog isaga uga soo qaadaan dadka dhexdiisa, oo ay qalcaddii keenaan.


وَصارَ النِّزاعُ عَنِيفاً جِدّاً. فَخَشِيَ الآمِرُ أنْ يُمَزِّقُوا بُولُسَ تَمزِيقاً، فَأمَرَ الجُنُودَ بِأنْ يَأتُوا وَيَأخُذُوهُ بِالقُوَّةِ إلَى الثُّكْنَةِ.

Continue reading Report error