Falimaha Rasuullada 22:29 ~ Деяния 22:29

picture

H addaba kuwii doonayay inay isagii imtixaamaan markiiba way ka tageen, xataa sirkaalkii sarena waa cabsaday markuu ogaaday inuu yahay reer Rooma, maxaa yeelay, wuu xidhay. Bawlos Baa Iskaga Daafacay Shirka Hortiisa


Тогава тези, които щяха да го разпитват, веднага го оставиха. А хилядникът се уплаши, като разбра, че е римлянин, понеже го беше вързал. Павел пред Синедриона

Continue reading Report error