L aakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nin Yuhuudi ah oo reer Tarsos ah taasoo Kilikiya ku taal, oo waxaan ahay magaalo aan yarayn waddanigeed. Waxaan kaa baryayaa inaad ii fasaxdid inaan dadka la hadlo.
فَقالَ بُولُسُ: «أنا رَجُلٌ يَهُودِيٌّ مِنْ مَدِينَةِ طَرسُوسَ فِي كِيلِيكِيَّةَ. فَأنا لَستُ مِنْ مَدِينَةٍ قَلِيلَةِ الأهَمِّيَّةِ، وَأطلُبُ مِنكَ أنْ تَأْذَنَ لِي بِالحَدِيثِ إلَى النّاسِ.»
Continue reading Report error