Falimaha Rasuullada 21:26 ~ 使 徒 行 傳 21:26

picture

M arkaasaa Bawlos nimankii kaxeeyey, oo maalintii dambena intuu iyagii isla daahiriyey ayuu macbudka galay, isagoo caddaynaya maalmihii isdaahirinta dhammaadkoodii, ilaa intii sadqada loo sadqeeyey mid kasta oo iyagii ka mid ahaa. Rabshad Baa Yeruusaalem Ka Dhacday, Oo Bawlos Waa La Xidhay


於 是 保 羅 帶 著 那 四 個 人 , 第 二 天 與 他 們 一 同 行 了 潔 淨 的 禮 , 進 了 殿 , 報 明 潔 淨 的 日 期 滿 足 , 只 等 祭 司 為 他 們 各 人 獻 祭 。

Continue reading Report error