Falimaha Rasuullada 21:11 ~ 使 徒 行 傳 21:11

picture

O o markuu noo yimid ayuu qaatay Bawlos dhex-xidhkiisii oo ku xidhxidhay gacmihiisii iyo cagihiisii isagoo leh, Ruuxa Quduuska ahu sidaasuu leeyahay, Yuhuudda Yeruusaalem joogtaa sidaasay u xidhi doonaan ninka dhex-xidhkan leh, oo waxay isagii u gacangelin doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.


到 了 我 们 这 里 , 就 拿 保 罗 的 腰 带 捆 上 自 己 的 手 脚 , 说 : 圣 灵 说 : 犹 太 人 在 耶 路 撒 冷 , 要 如 此 捆 绑 这 腰 带 的 主 人 , 把 他 交 在 外 邦 人 手 里 。

Continue reading Report error