Falimaha Rasuullada 2:47 ~ Acts 2:47

picture

I laah bay ammaani jireen, oo dadka oo dhammuna waa u bogay iyaga. Ilaahna maalin walba kuwa badbaadaya ayuu ku dari jiray.


praising God and having grace with all the people. And the Lord added to the congregation daily such as should be saved.

Continue reading Report error