W aayo, Daa'uud baa isaga ka hadlay, oo yidhi, Had iyo jeerba Rabbigaan hortayda ku arki jiray, Maxaa yeelay, midigtayduu joogaa si aan la ii dhaqaajin.
大 卫 指 着 他 说 : 我 看 见 主 常 在 我 眼 前 ; 他 在 我 右 边 , 叫 我 不 至 於 摇 动 。