Falimaha Rasuullada 19:27 ~ 使 徒 行 傳 19:27

picture

K hatar uma aha shuqulkeenna oo keliya in la quudhsado, laakiin waxay khatar u tahay oo kale in macbudka ilaahadda weyn oo Di'ana la fududaysto, weynaanteedana laga baabbi'iyo, taasoo Aasiya oo dhan iyo duniduba ay wada caabudaan.


這 樣 , 不 獨 我 們 這 事 業 被 人 藐 視 , 就 是 大 女 神 亞 底 米 的 廟 也 要 被 人 輕 忽 , 連 亞 西 亞 全 地 和 普 天 下 所 敬 拜 的 大 女 神 之 威 榮 也 要 消 滅 了 。

Continue reading Report error