Falimaha Rasuullada 17:32 ~ Acts 17:32

picture

H addaba kolkay maqleen wax ku saabsan ka soo sarakicidda kuwii dhintay, qaar waa ku qosleen, laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Mar kale ayaannu waxan kaa maqli doonnaa.


Now when they heard of the resurrection of the dead, some mocked; but others said, “We want to hear you again concerning this.”

Continue reading Report error