Falimaha Rasuullada 17:22 ~ 使 徒 行 傳 17:22

picture

M arkaasaa Bawlos oo Are'obagos dhex taagan wuxuu yidhi, Nimankiinan reer Ateenay ahow, wax kasta waxaan idinku garanayaa inaad tihiin kuwo ilaahyada ka cabsada.


保 罗 站 在 亚 略 巴 古 当 中 , 说 : 众 位 雅 典 人 哪 , 我 看 你 们 凡 事 很 敬 畏 鬼 神 。

Continue reading Report error