Falimaha Rasuullada 17:21 ~ Hechos 17:21

picture

( Haddaba reer Ateenay oo dhammi iyo dadkii qalaad oo halkaas degganaa, wakhtigooda wax kale kuma ay dhaafin inay sheegaan ama maqlaan wax cusub mooyaane.) Wacdigii Bawlos Markuu Are'obagos Dhex Taagnaa


(Entonces todos los atenienses y los huéspedes extranjeros, ninguna otra cosa entendían, sino en decir o en oír alguna cosa nueva.)

Continue reading Report error