Falimaha Rasuullada 16:37 ~ Деяния 16:37

picture

L aakiin Bawlos baa wuxuu iyagii ku yidhi, Caddaan bay noogu garaaceen annagoo aan nala xukumin oo ah niman reer Rooma, oo waxayna nagu rideen xabsi; imminkana ma qarsoodii bay nooga saarayaan? Sidaas ma aha; laakiin iyaga qudhoodu ha yimaadeen oo dibadda ha noo saareen.


Но Павел им рече: Биха ни публично без да сме били осъдени, нас, които сме римляни, и ни хвърлиха в тъмница; и сега тайно ли ни извеждат? То не става; но те нека дойдат и ни изведат.

Continue reading Report error