Falimaha Rasuullada 16:13 ~ 使 徒 行 傳 16:13

picture

M aalintii sabtida ahayd ayaannu iridda ka baxnay, oo waxaannu tagnay webi dhinaciis, meeshaas oo aannu u malaynay meel lagu tukado; markaasaannu fadhiisannay, oo waxaannu la hadallay dumarkii urursanaa.


當 安 息 日 , 我 們 出 城 門 , 到 了 河 邊 , 知 道 那 裡 有 一 個 禱 告 的 地 方 , 我 們 就 坐 下 對 那 聚 會 的 婦 女 講 道 。

Continue reading Report error