O o markii Bawlos iyo Barnabas wax aan yarayn kula murmeen oo ku su'aaleen iyaga, ayaa walaalihii waxay doorteen Bawlos iyo Barnabas iyo kuwo kale oo iyaga ka mid ah inay Yeruusaalem aadaan oo ay u tagaan rasuulladii iyo waayeelladii inay su'aashan kala hadlaan.
Paul and Barnabas argued with them. Then Paul and Barnabas and some other men were chosen to go up to Jerusalem. They were to talk to the missionaries and church leaders about this teaching.
Continue reading Report error