Falimaha Rasuullada 14:3 ~ ﺍﻋﻤﺎﻝ ﺍﻟﺮﺳﻞ 14:3

picture

H addaba wakhti dheer ayay halkaas joogeen iyagoo geesinimo ugu hadlaya Rabbiga, kaasoo markhaati u furay ereyga nimcadiisa, wuxuuna siiyey inay calaamooyin iyo yaabab gacmahooda ku sameeyaan.


وَبَقِيَ بُولُسُ وَبَرنابا هُناكَ فَترَةً طَوِيلَةً. وَكانا يَتَكَلَّمانِ بِشَجاعَةٍ عَنِ الرَّبِّ. وَأيَّدَ الرَّبُّ رِسالَةَ نِعمَتِهِ بِأنْ سَمَحَ بِأنْ تَجرِيَ مُعجِزاتٌ وَعَجائِبُ عَلَى أيدِيهِما.

Continue reading Report error