Falimaha Rasuullada 14:15 ~ Acts 14:15

picture

o o leh, Niman yahow, maxaad waxyaalahan u samaynaysaan? Annagu waxaannu nahay niman idinla dabiicad ah, oo waxaannu idiin keenaynaa war wanaagsan inaad ka soo jeesataan waxyaalahan aan micnaha lahayn oo u jeesataan Ilaaha nool, kaasoo sameeyey samada iyo dhulka iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan,


“Why are you doing this? We are only men with feelings like yours. We preach the Good News that you should turn from these empty things to the living God. He made the heavens and the earth and the sea and everything in them.

Continue reading Report error